canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Akhriso Ninkii Weeraray Garoonka Diyaaradaha Florida oo sheegay Sababta uu u weeraray Garoonka,,, | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Akhriso Ninkii Weeraray Garoonka Diyaaradaha Florida oo sheegay Sababta uu u weeraray Garoonka,,,

Saraakiisha Booliska gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa su’aalo weydiiyey ninkii dableyda ahaa ee shanta qof ku dilay sideedda kalena ku dhaawacay ka Fort Lauderdale.

Waxaa uu ninkani Booliska u sheegay in dawladdu maskaxda ka haysato oo ay ku dirqido inuu daawado video-yada ay internet-ka ku baahiyaan kooxaha jihad doonka ah.

Esteban Santiago oo lix iyo labaatan jir ah ayaa wuxuu ahaan jiray askari Maraykan ah oo ka soo dagaalamay Ciraaq.

Hase ahaatee Shaqadii uu ka hayay xerada ciidanka ee Alaska National Guard ayaa looga eryay in uu waajibaadkiisii sidoodii uga soo bixi waayay awgeed. 

Boolisku waxay sheegeen in aanay meesha ka saarayn in waxa falkan ninka ku dhaliyey ay noqon karto argagixisonimo.

Balse Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegtay inay suurto gal tahay in ninku aanu maskax ahaan degeneyn.

Nin ay walaalo yihiin ayaa isna sheegay in Esteban Santiago muddoba laga dawaynayey cudurrada maskaxda uuna ahaa qof isku buuqsan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dhageyso Taliyaha Boliska Gobolka Mudug oo sharaxay Raga lasoo qabtay iyo Falka Kufsiga ay geesteen…
- Apr 30, 2017
  Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu soo bandhigay rag kufsaday gabar yar kuwaasi oo dabagal dheer ...
Akhriso Galmudug oo war-saxaafadeed Kasoo saartay Go.anka Dowlada ee Wada Hadalka Ahlu-suna…
- Apr 30, 2017
Galmudug ayaa ka hadashey go.anka Dowlada Somaliya kaga hada hadashey Dowlada somaliya iyo wada ...
Dhageyso Shir Jaraa.id Sababta dib loogu dhigay Doorashada Madaxweynaha Galmudug Mudo 3 Cisho ah…
- Apr 29, 2017
Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa dib loo dhigay , waxaana ay dhaceysa Saddexda Bisha soo ...
Deg Deg Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dib u dhacday ilaa bisha…
- Apr 29, 2017
Magaalada Cadaado gudiga doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyay in ay doorashada Dib u dhacday, Bisha ...
Kuuriyada Waqooyi oo Tijaabisay Gantaal Kale goor dhow Ruusha iyo Shiina oo diiday Dagaal lagu qaado…
- Apr 29, 2017
  Kuuriyada waqooyi ayaa gantay gantaal kale oo ah nooca Ballistica , Saacado uun kaddib ...
Dhageyso Musharax Axmed Ducalle Geelle Xaaf oo Duco iyo Balanqaad isku daray Markuu Cadaado soo gaaray…
- Apr 29, 2017
Siyaasi Axmed Ducaale Xaaf oo ka mid ah Musharaxiinta ugu Cad Cad ee Maamulka ...
Dhageyso Khudbada uu jeediyay Musharax Axmed Shariif Hilowle Markii Cadaado uu soo gaaray…
- Apr 29, 2017
Musharax Axmed Shariif oo ka mid ah Musharaxiinta u tartameysa Xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa ...
Sawiro Ciidamada Ammaanka Magaalada Galkacyo oo Qabtay Rag kufsi iyo Jirdil ugeystay Gabar Somaliyed…
- Apr 29, 2017
Ciidanka Booliiska Fadaraalka soomaaliyeed ee ka howl gala  Gobalka mudug ee dowlad gobaleedka soomaaliyeed ee ...
Khudbadaha Musharixiinta Galmudug oo maanta la dhageesanayo…
- Apr 29, 2017
Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug waxaa xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ay ...
Madaxweyne Farmaajo oo Xilka ka qaaday Mid kamid ah taliyaasha Ciidanka…
- Apr 29, 2017
Taliyihii dhinaca saadka ee ciidamada Militeriga Soomaaliya ayaa lasoo sheegayaa in lagu sameeyay xilka ...
Donald Trump oo sheegay in Qarash badan uga baxo ilaalinta Sacuudiga…
- Apr 29, 2017
Madaxweyne Trump ayaa dhaliilay heshiiska difaaca ee Maraykanku uu kula jiro boqortooyada Sacuudi Carabiya ...
Sawiro Gaalkacyo oo lagu soo bandhigay Buug uu Qoray Pf Cumar Salaad…
- Apr 29, 2017
Munasabadaan oo Aheyd Mid Si Heer Sare Loo Soo Agaasimay Isla Markaana Lagu soo ...
Dhageyso Raisal Wasaare Xasan Kheyre oo Sharaxay Shirka London…
- Apr 29, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre (Xasan Bile) ayaa ka hadlay shirka ...
Sawiro Musharax Prof Cabdikadir Shirwac oobla gudoonsiiyay Shahaadada Musharaxnimo…
- Apr 29, 2017
Magaalada cadaado waxaa soo gaaray Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug. Musharax Cabdikaadir oo kamid ...
Sawiro Musharax Axmed Shariif Hilowle oo soo gaaray Magaalada Cadaado ee XKMG Galmudug…
- Apr 29, 2017
Musharaxa jagada Madaxweynaha dowlad goboleedka mudane Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif ) ayaa maanta ...

Facebook/Twitter

-----------------------------------------------------------------

ad


%d bloggers like this: