Home wararka Dalka Dhageyso Puntland oo Hub Ka Codsatay Dowlada Somalia Muran Xoogan oo Arintaasi...

Dhageyso Puntland oo Hub Ka Codsatay Dowlada Somalia Muran Xoogan oo Arintaasi Ka Taagan iyo Xildhibaano ka Hadlay””

0

Xildhibaano ku Jira Barlmaanka Dowlada Fadaraalka Somaliya ee Waqtigiisu sii Dhamaaanayo ayaa ka Digay in Maamulka Puntland la Siiyo Hub Xili ay Sheegeen in Dowlada Somaliya ay ka Codsadeen Hub lagu Dgaal galiyo Ciidamada la Dagalamaya Koxda Daacish balse arinta aysan Sidaa ahayn  Waxana  uu sheegay in Hubkaasi Puntland ay Doonayso in lagu Dgaal galiyo Ciidanka Puntland ee Gaalkacyo ku sugan

Xidlhibaan Cabdulqaadir Qalabxoor  aya Sidoo kale Sheegay in Dagaalada Gaalkacyo ka Taagan iyo Colaada ay sii Hurinayso Puntland isla Markana hubka waxa ay ku dalbadeen ay tahay Mar marsiiyo ay ku sheegayaan in ay la Dgaalamayaan Argagaxiso balse ay  doonayaan in dagaalka Gaalkacyo lagu xoojiyo hubkasi

Arimo ku saabsan Colaada Gaalkacyo iyo Dagaalada ku soo laab laabtay ayuu ka hadlay iyo Sida Xal looga Gaari Karo waxana uu ka Codsaday Dowlada Somaliya in ay ka Feejignaato in Hub la siiyo Maamulka Puntland.

Halkan Hoose Ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here