Home galmudug Dhageyso + Daawo Sawirada Galmudug oo Shaacisay Saraakiisha Looga Dilay Duqeyntii Mareykanka...

Dhageyso + Daawo Sawirada Galmudug oo Shaacisay Saraakiisha Looga Dilay Duqeyntii Mareykanka ee Deegaanka Jeexdin”

2

Magaalada Gaalkacyo oo Maanta uu ka Dhacay Banaan bixii ugu Xoogaana Taariikhda Waxaa Ka Qeyb Galay Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Galmudug,

Banaan Baxyada Maanta isku Soo Baxay Ayaa Watay Boorar ay ku Qoranyihiin Erayo looga Soo Horjeedo Duqeyntii Mareykanka oo Siyaasd Ahaan Loo Adeegsaday.

inta uu Socday Banaanbaxa Waxaa Halkaasi lagu soo Bandhigay Magacyada Saraakiisha Halkaasi looga Dilay Ciidanka Galmudug kuwooda Difaaca Xuduudaha,

Halkan Hoose ka Dhageyso Magacyada Saraakiisha

riix

dibadbax1 dibadbax2 dibadbax3 dibadbax4 dibadbax5 dibadbax6 dibadbax7

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

2 COMMENTS

  1. WAA KUMA MARAYKAN????WAA NINKII AMERICA 14-MILYAN OO INDIANS AH INTUU CAGTA MARIYEY=QABSADAY DUL DEGEY OO INTUU CALAN KA DUL TAAGTAY DHAHAY HIER IS USA…KKKKKKKK,,WAA NINKA CIRAAQ INTUU SHARCI DARO KU QABSADAY JEY GANDHAR & POL PRIMER U SOO MAGACOWDAY,,WAA NINKA LIBIYA,SURIYA,FAYATNAM,SOMALIA,YEMEN,SUDAN, DUQEEYEY KAS IYO MAAG,,WAA NINKA HOR TAAGAN MADAXBANAANIDA FALASTIIN,WA NINKA KALIYA EE DUNIDAN U ISTICMAALAY NUKLIYEER, MARAYKAN WAA KAAS,,SHARCINA MA QABTEE WAA ANAA KAA XOOG WEYN WIXIISU

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here