Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo gaaray Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo gaaray Caabudwaaq (Sawiro)

0

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa maanta gaaray magaalada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.

Ujeedka farkia Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug ayaa la xariira sidii xal loogu heli lahaa dilal maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhacay degmada Caabudwaaq.

Degmada Caabudwaaq iyo deegaano Hoos Taga waxaa Maalmihii la Soo dhaafay ka dhacayay dilal Qorsheesan oo la Xariira Arima Beeleed.

Ad
Previous articleMaxay u Diideen Dhaarta Ciidamadii Xildhibaanada Noqday?
Next articleDr Cali Xaaji oo Dhawaan Xldhibaan noqday horayna loogu eedeeyey inuu Ka Tirsanaa Alshabab oo Ka Hadlay Arintaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here