Home Wararka Maanta Madaxweyne Qoor Qoor iyo Laftagareen oo Muqdisho kulan ku yeeshay.

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Laftagareen oo Muqdisho kulan ku yeeshay.

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku booqday hoyga uu ka degenyahay magaalada muqdisho Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen)

Labada Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay Dardar gelinta Arimaha Doorashooyinka Dalka iyo Dadaalada ay ugu jiraan sidii heshiis looga gaari lahaa Arimahan taagan.

Labada Madaxweyne ayaa maanta ka qeyb galay Shirkii horudhaca ahaa ee maanta ee ka dhacay Xalane.

Waxa ay sidoo kale ka wadahadleen sidii xal buuxa loo gaari si loo xaliyo tabashada maamulada Puntland iyo Jubbaland.

 

Ad
Previous articleXog ku saabsan Shir Goor dhaw Dhexmaray Axmed Madoobe, dani iyo Xubnaha Beesha Caalamka
Next articleDaraasad Laga sameeyay Talaalka Covid19, iyadoona laga rajeenayo in Mareykanka laga qaato

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here