Home wararka Dalka Dhageyso Somalia oo laga Bilaabayo Dib u Dhis Mudo 25 Sano kadib’

Dhageyso Somalia oo laga Bilaabayo Dib u Dhis Mudo 25 Sano kadib’

0

DF Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay ka bilaaban  doonto dhib udhis balaaran mudo 25 sano kadib.

Wasiirka Wasaarada Howlaha guud iyo dib udhiska DF Soomaaliya Eng Saalax Sh Cismaan ayaa shaaca ka qaaday iney bilaabatay dib udhiska Soomaaliya kadib 25 sano oo uu ku jiray bur bur xoogan.

Dhismaha dalka ayaa waxaa ka qeyb qaadan doona shirkadaha gudaha dalka ka dhisan ee Soomaaliya isagoo tilmaamay in lasoo celin doono quruxdii uu dalka lahaa.

Wasiirka ayaa sheegay in dhowr wasaaradood ay dhagax dhigeen halka dhismaha Wasaaradii Hindisaha ay soo dhamaatay.

Eng Saalax Sh Cismaan ayaa si faah faahsan uga hadlay qaabka loo wajihi doono dib udhiska Soomaaliya iyo hadii ay si siman uheli doonaan mashruucan dhamaan gobolada dalka.

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here