Home galmudug Akhriso Heshiiska Ahlu-suna ay Dooneyso Nuuca uu Yahay,

Akhriso Heshiiska Ahlu-suna ay Dooneyso Nuuca uu Yahay,

1

iyadoo maanta Madaxweynaha Galmudug uu ka sheegay Shirka Hiigsiga ee Muqdisho ka Furmay in Maamulka Ahlu-suna Heshiis la Galayo isla markana Wadaan,

ayaa Waxaa Jira Heshiis Maamulka Ahlu-suna Dooneyso in Ay Aqbasho Sida Xogo lagu Kalsoonaan karo Mudug24 u Xaqiijiyeen,

Maamulka Ahlu-suna ee Gobolada Dhexe ayaa Doonaya in Heshiiska Galmudug loo soo Maro Dowlada Somalia isla markana La Fadhiistaan Dowlada Somalia,

Madaxda Maamulka Ahlu-suna ee Dhuusomareeb Ayaa aaminsan Hadii Dowlada Somalia Aqbasho Arinkaasi ay Diyaar u Yihiin Wada Hadal Labada Dhinac ee Galmudug iyo Maamulkooda,

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Ayaa dhankiisa Raba in Maamulka Gobolada Dhexe ee Shiikh Maxamed Shaakir Madaxweynaha ka Yahay in uu Asaga La Fadhiisto isla markana Dhameeyaan Qilaafka Labada Dhinac,

Dowlada ethiopia oo aanan ka Warheyn Damaca Ahlu-suna Ayaa dhankooda Maamulkaasi ku Riixaya in uu Heshiis la Gaaro Galmudug isla markana Dhameeyo Qilaafkaasi,

Lama Oga Sida Xaalka uu Noqondoono Hase Yeeshe Xogta aan Heleeno ayaa Muujineysa in Dhawaan Labada Maamul Shir u bilaabandoono,

Mudug24, Dhuusomareeb

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here