canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Wasiir : Kuliyadda Booliiska Carmo waa Meelaha ay Dowladda Federaalka Ku Faanto | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Wasiir : Kuliyadda Booliiska Carmo waa Meelaha ay Dowladda Federaalka Ku Faanto

Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamud Xayir Ibraahim iyo guddoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa booqday Kuliyadda Tababarka Ciidanka Booliska, Isbitaalka guud ee degmada, iyo gooba kale oo muhiim ah,

Booqashada kadib ayaa Wasiirku waxa uu sarackiisha xerada ka dhegaystay warbixin iyo cabashooyin ay qabeen oo ay ka codsadeen wasiirku in uu ka gaaarsiyo hayadaha ay khusayso waana uu ka aqbalay.

“Kuliyadda Carmo waa mid muhiim u ah dowladda Federaalka ah waana goobaha ay ku faanto. Sida ku cad heshiisyadii ay wada galeen dowlada Federaalka iyo maamulka Puntland waxaa ku xusan in Kuliyada Tababarka Ciidanka Booliska ee degmada Carmo dib loo howl galiyo, waxaana maanta ka howlgala Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka Saraakiishii tababarada ku qaatay halkaan” ayuu yiri mudane Xayir

Sida oo kale wasiirka ayaa booqday cisbitaal casriga ah oo dhawaan laga hirgaliyey degmada, waxaana u warbixino ka dhagaysatay Agaasimaha Isbitaalka Dr Yusuf Farole, wuxuuna Wasiirku soo booqday
dhamaan qaybaha uu ka kooban yahay cisbitaalka, waxaana isbitaalka dhismihiisa iska kaashaday Jaaliyadda ka soo jeeda gobolka iyo dadka degmada Carmo.

Wasiirka ayaa sida oo kale waxa uu galabta la kulmay qayba ka mida ah dhalinyaradda degmada Carmo waxayna iska xog warays teen xaalada dalka iyo arigtida guud ee wasiirka. Si kastaba ha ahaatee wasiirka ayaa maalmahan sii joogi doona deegamada Puntland isagoona booqasho ku tagaya Degmada Boosaaso oo ay ka socoto qaban qaabo lagu soo dhaweynayo.\

W/Q Wariye Bashiir Ahmed Soofe 

Duceysane121@hotmail.com

Mudug24.net

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Dhageyso Hadalkii Raisal Wasaare Xasan kheyre uu ka hor jeediyay Barlamaanka ansaxinta kadib…
- Mar 29, 2017
R/wasaare Xasan Cali Khayre ayaa ku ammaanay Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya sida geesinimada leh ...
Sawiro Dhaarinta Golaha Wasiirada Cusub ee maanta la dhaariyay iyo qaabka ay u dhacday…
- Mar 29, 2017
Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa goordhaw lagu dhaariyay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ...
Deg Deg Barlamaanka Somaliya oo Codka Kalsoonida siiyay Wasiirada Cusub…
- Mar 29, 2017
Baarlamaanka Soomaaliya oo goordhaw kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Dhageyso Duqa Degmada Gaalkacyo ee Dhanka Waqooyi oo ku dhawaaqay in Wadooyinka Fureen…
- Mar 29, 2017
shir jaraa.id uu ku qabtay magaalada Gaalkacyo dhankeeda waqooyi duqa Dugamada Gaalkacyo ayaa sheegay ...
Maxay Tahay Sababta Mareykanka iyo Xulafadiisa ay uga baqayaan Dagaalka Kuuriyada Waqooyi ee xiligan,,,
- Mar 29, 2017
Dalka mareykanka iyo xulafadiisa ayaa dhoor jeer ku celiyay halista Kuuriyada Waqooyi ee ku ...
Axmed Macalin Fiqi iyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo markale ku Xifaaltamaya Doorasho kale…
- Mar 29, 2017
labada siyaasi ee Galmudug kasoo jeeda Axmed Maalin Fiqi iyo Axmed Ducaale Geele Xaaf ...
Sawiro Soo Dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Jordan…
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada ...
Roobab ka Curtay Qeybo kamid ah Koonfurta Galbeed ee Somaliya…
- Mar 29, 2017
Wararka naga soo gaaraya degaano dhowr ah oo hoos yimaada gobolada Baay iyo Bakool ...
Raisal Wasaaraha Britain oo Saxiixday Waqadihii ay Uk uga baxayeen Midowga Yurub…
- Mar 29, 2017
Ra'isal wasaaraha Ingiriiska, Theresa May, ayaa saxeexday warqaddii sida rasmiga ah UK ay ugaga ...
Waa imisa Tirada Xildhibaanada taageersan Golaha Wasiirada Cusub ee Maanta…
- Mar 29, 2017
Golaha Wasiirada DF Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta la horgeeyo barlamaanka Soomaaliya,  waxaana ...
Dhageyso Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cosoble oo Xiriirka Dowlada Dhexe shaki galiyay…
- Mar 29, 2017
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble oo maanta shir jaraa’di ku qabtay Magaalada Beledweyne ...
Sawiro Axmed Macalin Fiqi oo isku soo Sharaxay Madaxweynaha Galmudug isagoo sheegay,,,
- Mar 29, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Xildhibaanada Dowlada Somalia ayaa isku soo sharaxay ...
Deg Deg Gudoomiyaasha Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland oo isku imaanaya si ay u furaan…
- Mar 29, 2017
waxaa la filayaa in ay isku yimaadaan Labada Gudoomiye ee Maamulada Waqooyiga iyo Koonfurta ...
Nin Toorey la Gali rabay Xaruunta Barlamaanka Dalka Tunisia oo la xiray,,
- Mar 29, 2017
nin dhalinyaro ah oo ku hubeysan Toorey ama Mindi ayaa la xiray kadib markii ...
Dowlada Austria oo Sheegtay in ay Rabto Hanaan ay kaga Gudbeyso Jadwalka u dagsan Qaabilaada Qaxootiga ee Yurub,,,
- Mar 29, 2017
Dowlada Dalka Austria ayaa dooneysa in ay hesho qaab ay kaga gudbeyso qaabilaada Qaxootiga ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: