Home Wararka caalamka Gudoomayaha Degmada Cadaado Oo Bulshada Reer Ximan Iyo Xeeb Ugu Baaqay In...

Gudoomayaha Degmada Cadaado Oo Bulshada Reer Ximan Iyo Xeeb Ugu Baaqay In ay Kala Shaqeeyaan Hormarka Degmada Cadaado…

0

Cabdulaahi C/raxmaan Xuseen <tootoole>Gudoomiyaha Dagmada Cadaado ee Maamulka Ximan iyo Xeeb  ayaa Waxa uu Digniin u Diray shacabka magalada gaar ahaan ganacsatada.

 

 

 

waxaana uu ka Digay in aan Wax Lagu Iibinkarin  fiyaalaha laamiga kaasi oo uu Sheegay Gudoomiyaha in afar iyo labatanka Saac looga Bahan yahay Shacabka in ay Baneeyayaan marshabeyeedka laamiga oo aay dad badan kuganasadaan Sida uu sheegay

 

 

 

dhamaan degniintani ayuu Gudoomiyaha Degmada Cadaado ayaa Sheegay in sacada kaliya aay ku igtahay maalinta biriyane aay Ciidamada ximan iyo Xeeb aay Howlgal Bur birina ah Bilaabidoonan Taasi oo looga Goleeyaha soo Cilinta Bilicda Magalada Xili Cadaado aay Siweyn ugu diyar garoobeyso marti Galinta shirka Maamul u sameenta  Gobolada Mudug iyo Galgaduud

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here