canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge About Us | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

About Us

Mudug24 Waa Warbaahin Caalami ah oo Mudo Shaqeyneysa Waxana Hadafkii loo Aas Aasay ugu Weynaa Helitaanka Xog Dhab ah oo ay Helaan Bulshada Somaliyed  Waxana Mudada uu Hawada ku Jiro u Suura Gashay Helitaanka Bulsho u Xiiso Qabta Wararka Dalka iyo Dibada oo Xiiso leh,

 

Mudug24 Waxay Dhamaan Bulshada kala Socon Karaa Warar Xaqiiq ah oo ku Saleysan Xaalada Taagan Xiligan ee Dalka Somalia Hadii aad u Baahantahay in Barnaamij lagu soo Gudbiyo kala Xiriir Ciwaanada kala Ah Mudug24@gmail.com Ama Allmudug24@gmail.com..

 

Mudug24 Waxaa ka Shaqeeya Wariyal Dhoor Ah Waxaadna la Xiriiri kartaa Wariye Walba iyo Goobta uu ku Suganyahay Adoo Markasi u Gudbinaya Baahidaada,,

 

Kenya Mudug24 kala Xiriir

Chief Editor=Tifaftiraha Mudug24

Mustafa Kassim Sheikh ( DECO )

Tell  =

Email Mustafaqn.8.mk@gmail.com

Email Mudug24@gmail.com

            Allmudug24@gmail.com

 

Mudug First Reporter Mudug24 Kala Xiriir

Siraaji Yuusuf Sugaal

mudug24

Tell= 00252907284141

siraaji141@gmail.com

 

 

Director = Agaasimaha Mudug24

 

Email  Cayga141@gmail.com

Email Mudug24@gmail.com

           Allmudug24@gmail.com

 

Goobaha aad kasoo Booqan karto Mudug24

www.mudug24.com

www.mudug24.net

www.allmudug24.com

www.allmudug24.net

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Daawo Sawirada Ahlu-suna oo Puntland ku wareejiyay Nin Dil ka Geestay Deegaanka..
- Jan 25, 2017
Maamulka Puntland ayaa Ahlusunn waljameeca waxaa ay kala wareegtay Nin lagu eedeyay dilkii dhawaan ...
Akhriso Magacyada Gudiga Doorashada Madaxweynaha Somaliya oo la Magacaabay..
- Jan 25, 2017
Gudoomiyaha baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa soo saaray wareegto uu kun magacaabay guddiga ...
Dhageyso Xildhibaanada Galmudug oo Magacaabay Labo Gudi oo qabandoona..
- Jan 24, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ayaa waxaa ay ...
Deg Deg Akhriso 6 Qodob oo isku raaceen Xildhibaanada Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose Goor Dhow..
- Jan 24, 2017
Xildhibaanada labada gole ee dowladda Soomaaliya oo hadda kulan looga hadlaayo arimaha doorashada Madaxweynaha ...
Deg Deg Diyaarad Helicapter ah oo ku dhacday Bartamaha Dalka Taliyaaniga..
- Jan 24, 2017
Sida warbaahinta Dalkaasi ku waramayaan Diyaarad nuuca Qumaatiga u kaca ayaa ku dhacday Bartamaha ...
Daawo Sawirka Amin Arts Hadii Xasan Shiikh la doorto Dadkaa is Cunidoona..
- Jan 24, 2017
Amin arts ayaa sawir ka sameeyay doorashada Dalka ka dhaceysa iyo xaalada hada taagan. Amin ...
Dhageyso Ciidamo ka tirsan Liyuu Boolis oo galay Gobolka Galgaduud..
- Jan 24, 2017
Wararka naga soo gaaraya degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in ...
Sawiro Gudoomiyaha Gobolka Minnesota oo istaaga ka dhacay isagoo Khudbad jeedinaya..
- Jan 24, 2017
Guddoomiyaha gobolka Minnesota ee dalkaasi Mareykanka Mark Dayton (69-jir) ayaa waxaa kusoo booday xannuun ...
Donald Trump oo saxiixay in Dalka Mareykanka uu ka baxo Ganacsiga Xorta ee TPP..
- Jan 24, 2017
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka dhabeeyay samaynta mid ka mid ah waxyaabihii ...
War Deg Deg ah Degmada Sadax-Higlo 4 Ruux oo shil Gaari ku dhintay goor dhow..
- Jan 24, 2017
Ilaa Afar Ruux ayaa ku dhimatay shil gaari oo goor dhow ka dhacay dagmada ...
Dhageyso Gabar 14 sano jir oo lagu kufsaday Deegaanka Qaydaro ee koonfurta Gobolka Mudug..
- Jan 24, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka qaydaro ee koonfurta gobalka mudug ayaa sheegaya in haweenay ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo la Maxkamadeenayo sida Warbaahinta Dalkaasi sheegtay..
- Jan 24, 2017
Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump oo dhawaan xilka la wareegay, ayeey kooxo ...
Faafaahin Magaalada Gaalkacyo oo lagu Afduubtay nin kasoo Jeeda Beesha…
- Jan 24, 2017
Shalay galab magaalada Gaalkacyo waxaa lagu afduubtay mid kamid ah Dadka Dagan Magaalada Gaalkacyo, Ninkaasi ...
Dhageyso Faafaahinta Xildhibaanada Xilka Qaaday oo Hoteelada Cadaado loo diiday..
- Jan 24, 2017
Magaalada Cadaado waxaa wali ka jira muran u dhaxeeya Dowlada Galmudug iyo sidoo kale ...
Caasimada Sweden 35 sano jir lagu tooreeyay Xaafada Rinkeby ee soomaalida Dagto..
- Jan 23, 2017
35 sano jir ayaa la dhigay isbitaalka Kadib markii lagu dhuftay Tooreey ama Mindi. Falkaan ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: