Home Wararka caalamka Musharax Bashiir Aadan Cali Danan oo kamid ah Musharixiinta Gobolada Dhexe oo...

Musharax Bashiir Aadan Cali Danan oo kamid ah Musharixiinta Gobolada Dhexe oo ka Hadlay Qorshihiisa….Daawo….

0

Musharax Bashiir Aadan Cali Danan oo kamid ah Musharixiinta Gobolada Dhexe Ayaa Ah Musharax isku Soo Sharaxay Xilkaani Waqti Hore isagoo Soo Bandhigay Qorshihiisa Gobolada Dhexe,,,

 

 

Musharax Bashiir Danan oo oo Qeyb ka Ah 9 Musharax oo isku Soo Sharaxay Qabashada Xilka Madaxtinimo ee Gobolada Dhexe Ayaa Noqonaya Musharax Qudbadiisa ugu Horeysay Ay La Dhaceen Bulshada Qeebaheeda kala Duwan Madama uu kaga Hadlay Xaga Dhaqaalaha…

 

 

isasoo Sharaxida Musharaxan Ayaa Mudug24 Waxa ay soo Gaartay Goor Danbe iyadoo uu kamid ahaa Musharaxiinta ugu Horeeyay ee isku Soo Sharaxa Xilka Kadib Xaflad ka Dhacay Magaalada Muqdisho…

 

 

Madasha uu isku soo Sharaxay Bashiir Aadan Cali Danan Waxaa ku Sugnaa Aqoon Yahano iyo Nabdoono Qiray Aqoonta ay u leeyihiin Musharax isla markana Bulshada Goboalda Dhexe iska Lumin,,,,

 

 

Musharax Bashiir Aadan Cali Danan Ayaa Kamid ah Musharaxiinta ugu Horeeya ee Soo Bandhiga Qorshahooda Siyaasadeeda Sida Kor u Qaadida Xoolaha oo ilaahey ku Maneestay Gobolada Dhexe ee Dalka iyo Hoolgalinta Dakada Gobolka Hobyo…

 

 

Daawo Xaflada uu isku Soo Sharaxay

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here