Home Wararka caalamka C/salaan Hereri oo ka soo Muuqday TV aan laga fileyn Mudo Kadib…Daawo...

C/salaan Hereri oo ka soo Muuqday TV aan laga fileyn Mudo Kadib…Daawo Muuqaalka…

1

Wariye C/salaan Hereri oo horey ugu biiray Tv-ga Horn Cable ayaa wuxuu dib ugu soo noqday Tv-ga Universal.

 

 

 

 

 

 

Soo noqoshada Cabdisalaan hereri oo markii hore qaab qabyaaladaysan ku Aadan Tv-ga Horn Cable ayaa ka dhigan inuu dib usoo noolaynayo magaciisii uu Dhiiqada dhex dhigay.

 

 

 

 

 

 

C/salaan ayaa Wuxuu Tv-ga Universal sidoo kale ku qabtay dood ku aadan Kulankii dhowaan ka dhacay dalka Jabuuti, Iyadoona Xubinta ka soctay maamulka Waqooyi galbeed (S/land) ay sheegtay inay Jeclaan lahayd in wada hadalka loo dhiibo dowlada Ethopia.

 

 

 

 

 

 Daawo Muuqaalka

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here