Home Wararka caalamka Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayo tacadiyada loo geesto haweenka.. dhageyso...

Gaalkacyo oo lagu qabtay kulan looga hadlayo tacadiyada loo geesto haweenka.. dhageyso ,,,daawo sawirada…

1

Kullankan oo ay kaqayb galeen madax katirsan galmudug oo uu hor kacayay madaxwayne Kuxigeenka galmudug haween dhalin yaro ayaa lagu qabtay gaalkacyo waxana diirada lagu Saaray sida loo joojin karo tacadiyada kadhan ka ah haweenka.

 

 

 

kullankaasi wasiirada haweenka galmudug ayaa soo qaban qaabisay iyadoona loogu tala galay in uu socda mudu 16 Maalmood Waxana Diirada lagu saaridoona Tacadiyada Haweynka.

 

Galmudug ayaa kamid ah Meelaha Halista ugu Badan ay kasoo Gaarto Dumarka Somaliyeed Madama ay ku Danbeeyan Tiro yar oo Burcad badeed ah kuwaasi oo Mararka Qaar ku Kaca Falal Dhibaato ku ah Dumarka Somaliyed..

 

 Hoos ka Dhageyso Codka

HOOS KADAAWO

1

2

3

 

 

 

 

5

 

 

 

 

 

6

 

7

 

8

9

10

 

1

vv

vv

 

 

 

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here