Home Wararka maanta Dhageyso- qaabka bulshada galmudug u soo dhaweyeen dadalada dib loogu howl galinayo...

Dhageyso- qaabka bulshada galmudug u soo dhaweyeen dadalada dib loogu howl galinayo dekada hobyo…

0

Xilli Maalintii Shalay Dakada Hobyo ay ku xoo xeratay dooni u raran ganacsato ka soo jeeda deeganada Galmudug islamrkaana maanta laga dajiyaya badeecadii saarneyd ayaa waxaa hormarka xilligaani ka soconaya Gobolka Hobyo Waxaa si weyn u soo dhaweyay Qaar ka mid ah bulshada ku nool magalada gaalkacyo kuwasi oo kuu sheegay in ay ku haminayeen in maalin uleee ay dib u furanto dakada Hobyo

 

 

Xaliimo Qarad Oo Ka Mid ah Uurada bulshada Rayidka islamrkaana waaya joog u soo aheyd marxaladihii kala duwanaa uu soo maraya Mamulka Galmudug ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan yihiin hormarka ka jira hobyo iyo dib u howgalinta dakada hobyo oo mudda 23 sano kadib ay
Qarad ayaa ugu baaqday ganacstada iyo jaaliyada ka soo jeeda gobolada dhaxe in ay maal gashadan dhulkooda hooyo.

 

 

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Xaliimo Qarad

 

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here