Home Wararka Somaliya Dib u Milicso Siyaasadda Soomaaliya ee 2011, iyo Xiligaan Halka ay isaga...

Dib u Milicso Siyaasadda Soomaaliya ee 2011, iyo Xiligaan Halka ay isaga Egyihiin

0

Marka aad fiiriso xaaladdii siyaasadeed ee 2011kii ay Soomaaliya ay wajahaysay xilligaasna uu ku baxay Ra’iisul Wasaarihii hore soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo lana aaday hanaankii road-mapka.

Iyada oo uu joogay Soomaaliya xilligaas Augstine Mahiga Oo ahaa Wakiilkii gaarka ahaa QM u joogay Soomaaliya, aadna la iskugu hayay arinta doorashada ayay Midowga Afrika Waxa ay Soomaaliya u soo magacawday ergay gaar ah oo ahaa Madaxweynihii hore Ghana Jerry John Rawlings.

Ergaygaas ayaana ugu dambayn suura geliyay hanaankii road mapka, Waxaana halkaas ku baxay Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadda ah Madaxweynaha waqtiga ka idlaaday.

Haddaba xagee iskaga igyihiin 2011 iyo 2021.

Ad
Previous articleWasaaradda Amniga Soomaaliya oo Guddi u Magacaawday Dhacdadii Garoonka (Sawiro)
Next articleCiidamo Milateri ah oo Taabacsan Musharaxiinta oo Caawa Muqdisho soo gaaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here