Home Wararka Maanta Shiikh Aadan Madoobe oo La Kulmay Saraakiisha ATMIS Xili uu la Wareegay...

Shiikh Aadan Madoobe oo La Kulmay Saraakiisha ATMIS Xili uu la Wareegay Amniga Doorashooyinka(Sawiro)

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS.

Sheekh Aadan Madoobe ayaana la kulmay ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee midowga Africa mudane Fiona Lortan, ku-xigeenka ciidanka ATMIS Jeneraal William Shume, Iyo Meg. George Kuteesa oo ah Taliyaha Guud ee qaybta ( Sector One) ee ciidanka ATMIS.

Kulanka labada dhinac dhax maray ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa amniga doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo dhawwaan la filayo in ay qabsoonto.

Ad
Previous articleGudoomiyaha Golaha Shacabka oo Magacaabay 8-xubnood oo katirsan Guddiga Doorashada (Akhriso Magacyada)
Next articleMadaxweyne Ku Xigeenka Jubaland oo Mudo Dheer kadib Soo Gaaray Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here