Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Dhageyso Xildhibaanada Gaal-jecel oo fahad yaasiin ku Eedeeyay dilka iyo kiiska ikraan...

Dhageyso Xildhibaanada Gaal-jecel oo fahad yaasiin ku Eedeeyay dilka iyo kiiska ikraan Tahliil

0

Xildhibaanada Beesha Gaaljecel ayaa si kulul uga hadlay Eedeenta Fahad yaasiin Taliyihii Hore ee NISA uu ujeediyay R’isul wasaare Rooble, Mahad salaad iyo alcadaala.

Kulan ay maanta yeesheen xildhibaanada Beesha gaal-jecel ayaa sheegay in FAHAAD yaasiin lagu Tuhmayo kiiska ikraan Tahliil, balse uu wado qorshe uu dhinac isaga xaarayo.

Eedeen kulul ayay fahad ujeediyeen waxayna sheegeen in aysan macquul aheen in dad kale dusha loo saaro kiiska ikraan Tahliil muddo sanad ah fahad yaasiin lagu tuhmayay.

Xildhibaan CabdI Nuur oo ka mid ah xildhibaanada Golaha shacabka dalka ayaa yiri “Soomaalidu waxay tiraahdaa Doofaarka dhoobaduu galaa Geedaha ayuuna iskaga sariibaa, hadda Fahad waxa in uu iska tiro dambigii uu lahaa cid ka yeeleysana male, Madaxweyna waxaan leenahay Kiiska Ikraan waa in dib loo furaa”

Halkaan ka dhageyso 

Ad
Previous articleDhageyso Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo la soo gaba gabeeyay lagana soo saaray Warmurtiyeed
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo la filayo inuu caawa ku dhawaaqo Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here