Home Wararka Maanta Xaaska madaxweyne Museveni oo lagfa helay xanuunka Covid-19

Xaaska madaxweyne Museveni oo lagfa helay xanuunka Covid-19

0

Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa shaaciyay in xaaskiisa, ahna marwada koowaad laga helay xannunka Covid-19.

Qoraal uu madaxweynuhu soo dhigay bartiisa tweeter-ka, ayuu ku sheegay in xaaskiisa, Maama Janet laga helay xannuuka kadib laba baaritaan oo ay martay.

Maama Janet oo 75 sano jir ah ayaa haatan ku jirta karantiil, waxayna astaamaha cudurkan dareentay kadib dabaaldagii ciidii masiixiyiinta.

Xaaska madaxweyne Museveni ayaa sidoo kale ah wasiirka waxbarashada iyo cayaaraha ee dalkaas Uganda.

Ad
Previous articleCiyaartoyda Galmudug iyo Horshabeele oo Galabtay afka isdari Doona
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Xildhibaan Ibraahim Dayfullah oo Muqdisho lagu dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here