Home Wararka Somaliya Galmudug Alshabaab oo la wareegay Deegaanka Ceeldheere ee Galgaduud

Alshabaab oo la wareegay Deegaanka Ceeldheere ee Galgaduud

0

Wararka laga helaayo deegaanka Ceeldheere oo u dhaxayso Dhuusa-mareeb iyo Guruceel ayaa sheegaya in xalay waqti dambe ay gudaha u galeen Al-Shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in laga maqlay qaraxyo dhowr xarumood sida saldhiga, degmada iyo  kan Qeybta 21aad ee Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed.

Dhowr jaho Ayay Alshabaab ka Soo weerareen Deegaanka Ceeldheere oo u dhaw Degmada Gurceel ee Gobalka Galgaduud,waxaana Alshabaab ay sheegeen in ay Gudaha u galeen Deegaankaas.

Maalin ka Hor ayay aheed Markii Shabaab ay la wareegeen Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan Balse Markii dambe ay Isaga baxeen.

Ad
Previous articleDeegaano ka tirsan Maamulka Galmudug oo Lix ruux gaajo iyo haraad ugu geeriyotay
Next articleSawiro Alshabaab oo Burburiyay Qeybo ka mid ah Ceeldheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here