Home Wararka Maanta Sanater Muuse Suudi yalaxoow oo Mar kale ku guulaystay Doorashada Aqalka sare

Sanater Muuse Suudi yalaxoow oo Mar kale ku guulaystay Doorashada Aqalka sare

0

Muuse Suudi Yalaxow ayaa mar kale loo doortay Senator ka tirsan golaha Aqalka Sare ka dib markii Caawa doorasho xiiso  badan ay ka dhacday magaalada Jowhar.

Muuse Suudi Yalaxow ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyay ee ka soo baxa Dowlad-goboleedka Hirshabeelle waxa uuna helay 55.

Axmed Daaci oo wareega 3-aad kula tartamay ayaa helay 43 cod.

Doorashaddaan ayaa lagu tilmaamay in ay aheyd midii ugu wanaagsaneyd doorashooyinkii maamul goboleedyada Aqalka Sare.

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo la Kulmay Xubanaha Beesha Caalamka (Sawiro)
Next articleRa’isul wasaare Rooble oo Amar duldhigay Saraakiisha Ciidamadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here