Home Wararka Maanta Wararkii ugu Danbeeyey Xiisadii Ka Taagbayd Magaalada Hobyo oo Heshiis Hordhac ah...

Wararkii ugu Danbeeyey Xiisadii Ka Taagbayd Magaalada Hobyo oo Heshiis Hordhac ah Laga Gaaray

0

Heshiis Hordhac ah ayaa laga Gaaray Muranka maamul ee degmada Hobyo oo Baryahaan loo fadhiyay sidii isbadal maamul u heli lahayd Magaalada Hobyo Ee Gobolka Mudug,

Xildhibaanada Heer federal iyo heer dawlad goboleed ee Beelaha sacad iyo Saleemaan ayaa ku heshiiyay Gudoomiyaha degmada La siiyo beesha Sacad iyo xubno dheeri ah oo ka mida Golaha degaanka. Iyadoo labada dhinac ba ay soo degeen qodobadii ugu adkaa ee ay kala taagnaayeen.

Sacad ayaa ka tanaasulay Magacaabista maamulka Hobyo, halka Beesha Saleemaan ay ka tanaasuleen Kala barka Golaha degaanka.

Xildhibaanada labada dhinac ayaa waxaa kala hogaaminaya Senator Cabdiqeybdiid iyo Senator Saciid Siyaad.

Gudomiyaha waa Dorasho oo Sacad kaliya ay ku Tartami-karaan,

 

Ad
Previous articleTaliyaha Danab ee Puntland oo kahor yimid rabitaanka Madaxweyne Deni iyo Xiisad ka taagan Garawe
Next articleBuundo Casri ah looga Dhagax Dhigay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here