Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Ciidamada amaanka oo fashilyay Qarax halis badnaa oo Jowhar Lagu aasay

Ciidamada amaanka oo fashilyay Qarax halis badnaa oo Jowhar Lagu aasay

0

Ciidamada Amaanka Magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay fashiliyeen qarax nooca miinada ah oo xalay la soo dhigay qeybo ka mid ah Xaafada Horseed ee magaalada Jowhar.

Dadkii deganaa Xaafadaha ka agdhow halka qaraxa la soo dhigay ayaa xalay qaarkood ka qaxay guryahooda ka dib markii ay ka cabsadeen in uu saameeyo qaraxaasi.

Laamaha Amaanka Jowhar ayaana la filaa in sacadaaha soo socda ay qarxiyaan miinadaasi si dhibaato aysan ugu geysan dadka shacabka ah.

Maalmihii udambreyay waxaa magaalada Jowhar oo ah caasimada Hirshabelle ku soo badanaayay qaraxyada miinada iyo kuwo ismiidaminta ah kuwaasi oo geysta qarsaaro kala duwan

Ad
Previous articleDuqa magaalada Boosaaso & Kuxigeenkiisa oo Khilaaf Xoogan Soo kala Dhexgalay Salkana ku haaya Arin yaab leh
Next articleWasiirka Arimaha Gudaha oo isugu yeeray dhamaan shaqaalaha Wasaaradda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here