Home Wararka Maanta Hargeysa: Somaliland oo Sheegtay in Dowlada Federaalka ay Xireyso Garoomada ay Maamulaan

Hargeysa: Somaliland oo Sheegtay in Dowlada Federaalka ay Xireyso Garoomada ay Maamulaan

0

War-saxaafadeed kasoo baxay hay’adda Duulista iyo Madaarada maamulka Somaliland ayaa looga hadlay khilaafka dhinaca hawada ee kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo tallaabooyin ay labada dhinacba qaadeen.

Hay’adda Duulista Somaliland ayaa sheegtay in waxii ka dambeeyay 12-kii bishan Febraayo ay qaadeen tallaabooyin ay sheegeen in ay uga hortagayeen xad-gudbyo ay dowladda Federaalka ay kawaday hawada deegaannada Somaliland.

Warka kasoo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya markii ay ku fashilantay in kaligood hawada maamulaan ay qorsheenayaan in ay soo saaraan qoraal ay ku caddeenayaan in ay xiran yihiin garoomada Somaliland.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay hay’adda Duuliista Somaliland

Ad
Previous articleDowlada Shiinaha oo ku baaqday inaan la fara-galin Siyaasada Somalia
Next articleGolaha Wasiirada oo Beri loogu Yeeray Shir aan caadi ahayn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here