Home Wararka Maanta Barlamaanka Galmudug oo Maantay ay Ku Beegantahay Maalintii Ladoortay Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka...

Barlamaanka Galmudug oo Maantay ay Ku Beegantahay Maalintii Ladoortay Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Ka Hadlay

0

Baarlamaanka Galmudug ayaa Laba Sana Kahor Maaanto oo kale Lasoo Dhamaystiray Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug ayaa Hambalyo Udiray Guud ahaan Baar lamaanka Galmudug asagoona Yiri:

 

Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaa Xildhibaanada, Shaqaalaha iyo Bulsha-weynta ay ku Matalaan Baarlamaanka Galmudug Sanad-guurada 2aad ee Dhismaha Baarlamaanka 2aad ee Galmudug oo ku beegan Maanta oo kale 11 Jannaayo 2020.

Baarlamaanka 2aad ee Galmudug ayaa gaaray mudadii koobneed ee uu jiray Guulo la taaban-karo iyada oo ay jireen Caqabado dib dhigay Guulo kale oo la gaari lahaa Mudadaas!

Waxaana u rajeynayaa Baarlamaanka, Hay’adaha Dawladda iyo Bulshada Galmudug Guul iyo Horumar Waara

Ad
Previous articleBeesha caalamka oo Warsaxafadeed Ka soo saartay Shirkii Golaha Wadatashi Qaran
Next articleMadaxweynaha Puntland Siciid Deni oo lakulmay Safiirka Soomaaliya Fadhiya Emaraadka Carabta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here