Home Wararka Somaliya Galmudug Ra’isul Wasaare Rooble iyo Xubnaha Musharaxiinta Madaxweynaha oo La Shirsan Madaxweyne Qoor...

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Xubnaha Musharaxiinta Madaxweynaha oo La Shirsan Madaxweyne Qoor Qoor

0

Caawa waxaa Shir Xasaasi ah Muqdisho ku yeelanaya Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle, iyo Xubnaha Musharaxiinta waxaana Kulankaasi ka qeyb gali doona Xildhibaano ka Tirsan Labada aqal ee Baarlamaanka.

Ilo Xog ogaal ah ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu is gadiyay islamarkaana uu Qorsheenayo Tilaabo Xilka Looga qaadayo R/W Rooble iyo Mooshin ka dhan ah Axmed Cabdi kaariye Qoor Qoor.

Xildhibaano ka Tirsan Golaha Shacabka ayaana Hadda ku sii Qulqulaya Hooyga Qoor Qoor, Ra’isul Wasaaraha ayaana Hadda Ku sugan Hooyga Madaxweynaha

Ad
Previous articleCiidamada Mucaaradka oo wali fariisimahooda jooga iyo Dowlada oo ciidamo cusub keentay
Next articleSanater Cabdi Qeybdiid oo Digniin udiray Baarlamaanka Ka Hor Kulanka Sabtida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here