Home Wararka Somaliya Galmudug Dhageyso Xildhibaan Qaali Cali Shire oo weerar ku qaaday Fahad yaasiin

Dhageyso Xildhibaan Qaali Cali Shire oo weerar ku qaaday Fahad yaasiin

0

Xildhibaan qaali Cali shire oo ka mid ah xildhibaanada Golaha shacabka JFS ayaa difaacday Ra’isul Wasaare iyo Taliyaha NISA Mahad Salaad oo fahad yaasiin uu ku Eedeeyay inay dileen ikraan Tahliil Faarax.

Qaali shire ayaa ku eedeeysay Fahad yaasiin inuu yahay Tuhunsane lagu tuhmayo dilka ikraan tahliil, iyadoona difaacday Mahad salaad, Rooble iyo Alcadaala.

Waraysiyo cajiib ah ayaa laga qaaday fahad uu Dowladda Xasan Sheikh ku eedeenayo

Ad
Previous articleXirsi Xaaji Xassan oo shaaciyay in uu ka badbaaday iskuday dil
Next articleFahad Yaasiin oo Mahad salaad Ku Eedeeyey inuu laayay Sarkaal Sar sare oo Ka tirsanaa Galmudug Yaa Kamid ah(Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here