Home Wararka Maanta Weerar laga cabsi qabo in lagu qaado Garoonka Aadan Cadde oo digniin...

Weerar laga cabsi qabo in lagu qaado Garoonka Aadan Cadde oo digniin laga soo saaray

0

Qoraal goordhaw kasoo baxay xafiiska Maareeyaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ayaa lagu sheegay in ay soo gaartay xog muujineysa in Al Shabaab qorsheenayaan weerar ay ka geestaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Maareeyaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Maxamed Siciid ayaa ku wargaliyay khatarta amni ee soo gaartay saraakiisha ammaanka ee garoonka, waxa uuna faray in la sameeyo feejignaan dheeri ah iyada oo la raacayo habraacyada amniga.

Digniintan soo baxday ayaa kusoo aadeysa xilli Al Shabaab laga cabsi qabo in weerar xooggan ka fuliyaan qeybo kamid ah dalka ,kaa ay ugu aargudayaan hoggaamiye sare oo katirsanaa kooxdaasi oo maalmo kahor duqeyn lagu dilay.

Ad
Previous articleTrump oo Lacag dhan 475 Milyan ka dalbaday Talafashinka CNN uu dhawaan Dacwad ka gudbiyay
Next articleCiidamada Beesha Mudulood oo lawareeégay Degaano Alshabaab Mudo Dheer Haysteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here