Home Wararka Maanta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Adag Ku Riday Tiktikleey Gacan ka...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Adag Ku Riday Tiktikleey Gacan ka Hadal dhexmaray

0

Raga TikTokers ahaa ku Dhawaan kasoo Hormuuqday Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maantay Lagu Xukumay Xukuno kala Duwan:

Sharma’arke Xuseen Jimcaale “Cr”oo ahaa Tiktikors lee oo isdagaaleen Saxiibkiis oo Habeen kahor is Feereen Balse Sharnaake laga adkaaday  ayaa Danaana ahaan u soo watay 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Abukar Dayax iyo 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Cali Cusmaan oo ilaalada Shacabka NISA ka tirsan Gaar ahaan Kuwa Dharcada.

Marxuum Saciid Cabdi Cali oo islahaa yaan dagaal dhicin ayaa Dayax Madaxa Bistoolad Qaadsiiyay.

Maxkamadda Ciidamada ayaa ku kala xukuntay 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Abukar Dayax Dil toogasha ah, 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Cali Cusmaan Shan sano oo Xabsi Ciidan ah Halka Sharma’arke Xuseen Jimcaale “Cr” lagu xukumay Sanad.

 

Ad
Previous articleWasiirka TikTok-giisu doodda ka dhex dhaliyay baarlamaanka iyo waxa uu ku jawaabay
Next articleHalkee ku dambeeyay madaxweynihii Niger ee xilka laga tuuray?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here