Home Wararka Maanta Sweden: 50 Sano jir lagu helay Kufsiga Labo Gabdhood oo 11 Sano...

Sweden: 50 Sano jir lagu helay Kufsiga Labo Gabdhood oo 11 Sano jir ah

0

Nin 50 sano jir ah ayaa lagu helay dambi ah inuu kufsaday labo gabdhood oo 11 sano jir ah Sida lagu qoray Boga UNT.

Labada gabdhood mid kamid ah ayaa la faraxumeeyay ku dhawaad shan jeer halka mida kale la kufsaday hal jeer sida ay sheegtay xeer ilaaliyaha.

Nin ayaa dhanka kale waxaa lagu soo eedeeyay sawiro uu ka qaaday caruurta kuwaasi oo uu kula xiriiray khadka taleefanka.

Dacwad oogaha ayaa u sheegtay UNT in ninkan uu u dhaqmay si taxadar la’an ah.

dhanka kale ninka dambiga geestay ayaa geestiisa waxa uu dafiray in uu falkaasi geestay.

Ad
Previous articleInternetka Soomaaliya oo Qarka Usaaran in La Jaro
Next articleCaalamka: Xuutiyiinta oo Sharuud ku xiray Maraakiibta isticmaaleysa Badda Yaman

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here