Home Wararka Somaliya Gudoomiyaha Dhuusamareeb oo war ka soo saaray dagaalkii ka dhacay inta u...

Gudoomiyaha Dhuusamareeb oo war ka soo saaray dagaalkii ka dhacay inta u dhaxeysa Ceeldheere iyo Dhuusamareeb

0

Gudoomiyaha Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb Mudane Geeda quruux oo Warbaahinta kula hadlay Furinta dagaalka ayaa ka hadlay dagaal maanta ka dhacay Duleedka dhuusamareeb.

Geeda quroow ayaa ciidanka la wadaagay Hambalyo ku aadan dagaalkaas guulaha ay ka gaareen, waxuuna sheegay in shacabka Dhuusamareeb ay dagaalka qeyb ka qaadan doonaan.

sidoo kale Gudoomiyaha Dhuusamareeb ayaa Balan qaaday in dadkii ku dhaawacmay Dagaalkaas diyaarad loo saari doono Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Halkaan ka dhageyso Codka.

Ad
Previous articleDhageyso Saraakiisha Dowladda oo war ka soo saaray Dagaal ka dhacay Galmdug
Next articleMucaaradka ayaa Looga Guulaystay Gudoomiyaha Guddiga Doorashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here