Home Wararka Maanta War Deg Deg ah: Dagaal Qaraar oo Saacado Badan Socday Ka dib...

War Deg Deg ah: Dagaal Qaraar oo Saacado Badan Socday Ka dib iyo Jeneraal sheegoow oo La Qabtay

0

Ciidanka ayaa ugu dambayn gacanta ku dhigay Gen Sheegow oo dagaal kala horyimid Ciidanka buulisiyo Militaaro.

Wararka ayaa sheegaya in la qabtay asaga oo dhaawac ah.

Dagaal Mudo Dheer Qaatay oo ku dhawaad 15saac Socday Waxaa Gacanta Dowlada soo Galay Sheegoow.

Wali war kama Soo Saarin Qabashad Sheegoow lkn Hada Majiro Wax Dagaal ah oo Socda  Xallada ayaana Dagan Dadka Deegaanka aya Bilaabay inay kusoo laabtaan Xafadahooda oo ay xalay ka Barakaceen.

Ad
Previous articleHobiyeyaal Goordhow lagu Garaacay Xafada Ka Mid ah Magaalada Muqdisho
Next articleWiil Somaali ah oo dilay gabar xiriir kala dhaxeeyay kadibna is-dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here