Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddi Baara Dilkii Dhawaan Loo gaystay Sheikh Cali...

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddi Baara Dilkii Dhawaan Loo gaystay Sheikh Cali dheere (Akhriso)

0

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddi xaqiiqo raadin iyo baaris ku sameeya falkii afduubka iyo dilka loogu geystay Allaha u naxariiste Sh. Cali Axmed Faarax (Sh. Cali Dheere) oo ka tirsanaa culumada Soomaaliyeed iyo dadka ka shaqeeya samafalka oo ka howlgali jiray gobolka Mudug.

Madaxweynuhu wuxuu magacaabay guddiga hoos ku xusanyihiin:-

1. Avv Muumin Xuseen Cabdulaahi (Guddoomiye)
2. Avv Cabdixakiin Maxamed Xirse (Guddoomiye kuxigeen)
3.Saciid Maxamuud Jimcaale (Xogheyn)
4. G/Dhexe Maxamuud Axmed Maxamed (Cawil) (Xubin)
5. X/LE Ciise Axmed Cali (Xubin)
6. Cabdi Jaamac Cabdulle (Xubin)
7. C/risaq Khaliif Aaden (Xubin)

Magacaabista guddigaan ayaa dhaqangaleysa marka uu saxiixo madaxweynuhu waana uu saxiixay.

DHAMAAD.

Ad
Previous articleAkhriso Magacyada dadka Soomaaliyeed ee Lagu dilay Konfur Afrika Maalimihii La soo dhaafay (Sawiro)
Next articleMaxkamada Ciidamada oo Maanta xukun ku riday dad loo haysto dilkii dhagajuun.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here