Home Wararka Somaliya Madaxweynaha Galmudug iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Khilaaf soo kala dhexgalay

Madaxweynaha Galmudug iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Khilaaf soo kala dhexgalay

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye & Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa isku khilaafay hanaanka doorashada Xildhibaanada Aqalka sare

Deegaannada Galnudug ayaa waxaa lagu dooran doonaa 8 Xildhibaan oo ka tirsan Xildhibaannada Aqalka Sare taasi oo keentay in khilaafka uu ka dhashay.

Madaxda Galmudug ayaana si aad ah iskugu khilaafay hanaanka loo marayo doorashada 8 xildhibaan waxana jira guux xoogan oo ka jira magaalada.

arinta ugu weyn ayaa ah in xubnaha loo furo qof walbo si uu uga qeyb galo doorashada halka masuuliyiin gooni ah ay kuraasta xirteen oo ay iyaga doonayaan

lama ogaan kara sida xaalada tahay waxana socda kulamo gooni gooni ah oo magaalada dhuusomareeb ku dhexmaray xildhibaanada Galmudug

lasoco waxa soo kordha

Mudug24 dhuusomareeb

Ad
Previous articleRag Hubeysan oo lagu qabtay weerar ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho
Next articleMagaalada Nairobi oo dhac loogu geestay dad somali ah iyo xaalad ka jirta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here