Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qoor oo Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

Qoor Qoor oo Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda mudnae Cali Daahir Ciid.

Ugu horreyn golaha ayaa wasiirka amniga ka dhageystay warbixin xasaasi ah oo la xariirtay guud ahaan xaaladda guud ee amniga Galmudug iyo howlgalada ka dhanka ah Al shabaab ee ka socda degaanada Maamulka.

Intaas kaddib Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug ayaa aad uga dooday mashaariicda socota iyo kuwa hortabinta iyo mudnaanta u leh bulshada Reer Galmudug.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa golaha kula dardaarmay dardargelinta qorshaha Dowladda.

Ad
Previous articleWasiir ka tirsan Israel oo eedeyn yaab leh u jeediyey Biden
Next articleNamibia Oo Madaxweyne Cusub Yeelatay Saacado Yar Kadib Markii Uu Dhintey Madaxweynihoodii

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here