Home Wararka Somaliya Galmudug oo kasoo horjeesatay Xil kordhinta Madaxweyne Farmaajo

Galmudug oo kasoo horjeesatay Xil kordhinta Madaxweyne Farmaajo

0

Barlamaanka Somaliya ayaa shalay xil kordhin u sameeyay madaxweyne Farmaajo taasi oo keentay in Mucaaradka kasoo horjeestaan.

Wararka laga helayo dhanka Galmudug ayaa sheegay in Wasiirka Amniga ee Galmudug Fiqi uu arintaasi kasoo horjeestay isla markana ku tilmaamay mid lagu deg degay.

Hadalka Wasiirka ayaa yimid xili Madaxweynaha Galmudug Qoor Qoor uu taageersanyahay Madaxweyne Farmaajo inkastoo warqad rasmi ah uusan qudhiisa ku soo dhaween arintaasi.

Lasoco Wixii ku soo kordha

Ad
Previous articleMadaxweynaha Puntland siciid dani oo Maanta ka duulay Muqdisho
Next articleGalmudug oo Fariin udirtay Warbaahinta Dowladda iyagoo ka dugay Magaca Samareeb (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here