Home Wararka Maanta Tartankii Maamul Goboleedyada ee Shalay Furmay oo Dib loo Dhigay

Tartankii Maamul Goboleedyada ee Shalay Furmay oo Dib loo Dhigay

0

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa Xalay ku dhawaaqay in dib loo dhigay muddo laba maalin ah tartanka kubada cagta dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee maanta furmay.

Qoraal ka soo baxay xiriirka ayaa u qornaa sida tan⬇️

Guddiga Farsada Iyo Tartamada Ee Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed , Iyo Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Cayaaraha JFS ,

Waxay Raaligelin Buuxda Siinayaan Dhamaan Taageerayaasha Tartanka Dowlad Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Iyo Dhamaan Bagdad Sports ka Ciladihii farsamo Iyo Daaha Cayaarta Galabta Ku Timid , Sidoo Kale Waxay Si khaas uga raaliginayaan Taageerayaashii Galabta U Saamixi Weysay inay Daawadan Tartanka Ayaga oo Tikityo Soo Jartay.

Ugu Dambeyn Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed Waxa uu idin Ku Wargelinayaa in Cayaarta Beri Ee Banaadir VS Koonfur Galbeed dib loo dhigay lana Cayaari Doono Maalinta Isniinta 1da Janaayo 2024.

 

Ad
Previous articleGo’aan laga gaaray tirada xildhibaanada Puntland kadib bixitaankii SSC-Khaatumo
Next articleMareykanka oo sheegay in loo soo gacan geliyay nin ku eedeysan inuu Al-Shabaab ku biiri rabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here