Home Wararka Maanta Wasiiradda Maaliyadda DF iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo heshiis gaaray 

Wasiiradda Maaliyadda DF iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo heshiis gaaray 

0

Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho shir uga socday ayaa ugu dambeyn gaaray heshiis dhoor qodob ah .

War Murtiyeed ka kooban 11-qodob oo ay ku heshiiyeen wasiiradda maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ayaa laga soo saaray shirka, waxaana qodobada lagu heshiiyay kamid ah in aan la siyaasadeyn arrimaha maaliyadda dalka.

Waxa ay sidoo kale wasiiradda isku raaceen 50% kabka Miisaaniyadda ee qeybsiga yabooha Bankiga Adduunka loo isticmaalo horumarinra arrimaha Bulshada iyo Maamul Wanaagga, sida arrimaha caafimaadka iyo Waxbarashada.

Halkan ka Akhriso War Murtiyeedka kasoo baxay Shirka Wasiiradda Maaliyadda DF iyo kuwa maamulada.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Caleemo saarka William Ruto (Sawirro)
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Madax katirsan IOM (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here