Home galmudug Xaflad lagu soo gunaanuday Shirka Dhuusomareeb oo Xalay la qabtay (Daawo Sawirada)

Xaflad lagu soo gunaanuday Shirka Dhuusomareeb oo Xalay la qabtay (Daawo Sawirada)

0

magaalada Dhuusomareeb ayaa Xalay lagu qabtay Xaflad lagu gunaanuday Shirka Halkaasi ka socday Maalmihii u danbeeyay waxaana ka qeyb galay dhamaan Madaxda Maamul Goboleedyada.

Madaxweynaha Galmudug oo Halkaasi ka hadlay ayaa ku dheeraaday Ahmiyada shirka uu u lahaa Bulshada Galmudug iyo guud ahaan Somalida.

Madaxda kale ee Shirka ka qeyb gashay ayaa dhankooda ka hadlay Shirkooda soo dhamaaday iyo waxa ay rajeenayaa.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here