Home galmudug Kulamo u socda Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Warar muhiim ah oo laga...

Kulamo u socda Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Warar muhiim ah oo laga helayo

0
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Jubbaland, Koonfurgalbeed iyo Hirshabelle ayaa  kulan qado ah uu ugu sameeyay Madaxweynaha Galmudug kaga qayb galaya Beerta Nasashada ee Magaalada Dhuusamareeb.
Marti-Soorkan ayaa qayb ka ah soo dhoweynada reer Dhuusamareeeb u muujinayaan martida iyo madaxda dowlad Goboleedyada,waxaana sidoo kale ay yeelanayaan kulamo gaar gaar ah.
Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa aad loo adkeeyay,waxaana la filayaa inay dhawaan tagaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here