Home Wararka Somaliya Galmudug Saraakiil ka Tirsan XDS oo gaaray Degmada Baxdo ee Galmudug (Sawiro)

Saraakiil ka Tirsan XDS oo gaaray Degmada Baxdo ee Galmudug (Sawiro)

0

Saraakiil ka tirsan ciidamada xooga dalka oo labo maalin ee lasoo dhaafay ku suganaa Magaalada Cadaado ayaa galabta qorax dhicii soo gaaray degmada baxdo ee gobolka Galgaduud.

Saraakiishaan ayaa waxaa hugaamiya Taliyaha Guutada 1-aad ee Qeybta 12-ka April Gaashaanle Sare Xasan Mohamed Abukar (Xasan Jaamici) waxaana qeyb ka ah saraakiil oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Ujeedka saraakiishaan u yimaadaan Magaalada baxdo ayaa ah in xoojiyo gulufka inta badan ka socda deegaanada dowlad goboleedka Galmudug ee looga xoreenayo kooxda maleesiya Alshabaab ee dhibka ku haya dadka shacabka Soomaaliyeed

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho (Sawiro)
Next articleWakiilka Sare Josep Borrell oo maanta kusoo wajahan Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here