Home Wararka Somaliya Galmudug Maxay Rooble iyo Qoor Qoor kala Hadleen Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb

Maxay Rooble iyo Qoor Qoor kala Hadleen Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si wadajir ah caawa kulan kula qaatay qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka, waxgaradka, siyaasiyiinta, ganacsatada iyo dhalinyarada Reer Galmudug.

Kulanka ayaa looga hadlay Amniga, dib u heshiisiinta iyo arrimaha doorashada.

Ra’isul Wasaaraha ayaa inta uu joogo Dhuusamareeb waxuu Xoojin doonaa Sidii Galmudug Looga bilaabi lahaa Doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka JFS.

Ad
Previous articleRa”isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynaha Galmudug oo Kormeeray Xarunta Amniga Doorashada Galmudug (Sawiro)
Next articleFaah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Duleedka Gurceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here