Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Soo Gabagabeeysey Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Guriceel

Galmudug oo Soo Gabagabeeysey Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Guriceel

0

Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug ayaa Goordhow ku Dhawaaqday Sidaan

“Wasaaradda Arrimaha gudaha Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug waxay Halkaan ku shaacinaysaa liiska Rasmiga ah ee Golaha Deegaanka Degmada Guriceel oo Doorashadoodu Dhacday.”

Dorashada Golaha Deegaanka Degmada Guriceel ayaa Shalay si Rasmi ah uga Bilowday Degmada Guriceel Taas oo maantay Lasoo Afmeeray.

Waana Degmadii Labaad oo ka Tirsan Galmudug  oo gole Deegaan Loo Dhiso Hal Asbuuc Guduhiis Degmada Caabudwaaq ayaana Laba Maalin kahor loo Doortay Mayorka iyo kuxigeenkiisa.

Galmudug ayaana Buuq iyo is Qabqabsi Xoogan kala Kulanta inta Badan Dhismaha Golaha Deegaanka .

Ad
Previous articleMidowga Afrika oo ka hadlay qabsashada ciidamada dowladda Soomaaliya ee Aadan Yabaal
Next articleQiimaha Baarkinka ee Gawaarida Stockholm oo la kordhinayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here