Home Wararka Caalamka Sweden oo go’an Cusub kasoo saartay Iskuulada Waxbarashada ee Dalka

Sweden oo go’an Cusub kasoo saartay Iskuulada Waxbarashada ee Dalka

0

Dowlada Sweden ayaa ugu danbeyn qaadatay go’an Cusub kaasi oo qabanaya iskuulada Waxbarasho ee Dalka.

Qeybta Dowlada u Qaabilsan Dhanka Iskuulada ayaa sheegtay in Ardayda aysan Qaadan karin Dharka iskuulada ama Yunifoonka.

Iskuulo badan oo Sweden ku yaalo ayaa laga qaataa dharka Yunifoomka ee isku eg Waxaana iskuulada kamid ah Iskuul English oo ku yaalla Täby.

Sababta ugu weyn ayaa in ardayda ay qaadan karaan nuuca dharka ay u baahanyihiin halka maanta la qaado dhar hal nuuc ah.

Dowlada Sweden ayaa soo saartay sharciyo iyo go’ano cusub kuwaasi oo saameyn leh.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Xoog kula wareegay mid ka mid ah Koontraaladii laga Ilaalin jiray Magaalada Baydhabo
Next articleDowlada Norway oo go’an ka gaartay Kordhinta Kaalmada Dhaqaalle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here