Home Wararka Maanta Ciidamada Booliska Galmudug oo Ku Warejiyay Puntland Gaari puntland laga Soo Dhacay(...

Ciidamada Booliska Galmudug oo Ku Warejiyay Puntland Gaari puntland laga Soo Dhacay( Sawiro)

0

Taliska Booliska Galmudug Oo Puntland ku Wareejiyay Gaari Laga Soo dhacay Deeganada Puntland.

Taliska Qeybta Booliska Gobolka Mudug Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku Wareejiyay Saraakiisha Amniga Maamulka Puntland Gaarigaan ayaa Dhawaan laga Soo Dhacay Dhinac Puntland Waxaana Soo Dhacay Maleshiyaad kasoo Jeeda Galmudug.

Ad
Previous articleShirka Golaha Wadatashi Qaran oo meel adag maraaya oo Goordhow Soo dhamaaday iyo Shirka oo siisocon Doona
Next articleAlshabaab oo Saaka Weerar ku Soo qaaday Deegaanka Baxdo ee Galgaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here