Home Wararka Somaliya Puntland Puntland oo xukun ku riday 18 ruux oo Lagu Eedeeyay Alshabaab inay...

Puntland oo xukun ku riday 18 ruux oo Lagu Eedeeyay Alshabaab inay ka Tirsan yihiin

0

Wararka ka imanaya dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in 21 ruux oo dhammaantood rag ah saaka lagu fuliyay dil toogasho ah magaalooyinka Gaalkacyo,Garowe iyo Qardho.

Magaalada Gaalkacyo ayaa lagu toogtay 18 xubnood oo lagu helay dambi ah inay ka tirsanaayeen Alshabaab ayna dad badan dileen.

Sidoo kale, magaalada Garoowe waxa saaka lagu toogtay laba ruux oo lagu helay dambi ah inayka tirsanaayeen Al-shabaab, kuwaas oo lagu hayay xabsiga weyn ee Garoowe, halka nin kale lagu toogtay magaalada Qardho.

Ad
Previous articleHirshabelle oo qaadacay ka qeyb-galka Shirka Wadatashiga ee Ra’isul Wasaare Rooble ku baaqay
Next articleFaahfaahin: Dagaalka Wisil lagu qaaday iyo Dhimashada halka ay mareyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here