Home Wararka Somaliya Jubbaland Ciidamada Dowlada oo Dukeedka Jilib Ku dilay Farxaan iyo ku...

Ciidamada Dowlada oo Dukeedka Jilib Ku dilay Farxaan iyo ku xigeenkiisii Cabdi Mahad oo Ka tirsanaa Madaxda Alshabaab(Sawiro)

0

Ciidanka kumaandooska Danab XDS iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa howlgalo dhowr ah ka sameeyay deegaanka Weel-Maaroow iyo goobo kale saldhig u aheyd xubno ka tirsan Al shabaab.

Degaanka Weel-Maaroow iyo fadhiisimo kale oo oo ciidamadu burburiyeen waxa ay 42-KM u jiraan dagmada Jilib oo ay ku sugan yihiin Horjoogayaal waawayn ee Kooxaha Khawaarijta ah.

40 ka tirsan Alshabaab  oo ay kamid yihiin horjoogayaal iyo madaxii Qaraxyada Jubooyinka Farxaan iyo ku xigeenkiisii Cabdi Mahad ayaa lagu kharajiyey howlgalka , Sidookale saraakiisha khawaarijta ee lagu dilay waxaa kamid ahaa madaxii maaliyada ee deegaanka Weel-Maaroow.

Ad
Previous articleWararkii U Danbeeyay Shirka Saaka Uga Furmayo Muqdisho iyo Madaxda Qaar oo Gaaray Halka Lagu Shiraayo
Next articleShirka Wada-tashiga Madaxdii hore iyo siyaasiyiinta oo goordhow si rasmi ah uga furmay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here