Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Taliye odawaa Yuusuf Raage oo Xilka laga Qaaday...

WAR DEG DEG AH: Taliye odawaa Yuusuf Raage oo Xilka laga Qaaday Iyo Taiye Cusub oo la Magacaabay

0

Sareeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin Caddow ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka.

Taliye odawaa Yuusuf Raage ayaa Ahaa Nin Dhalin yara ah oo Howlkar ah kasoo Uu Qayb wayn kasoo Dhisida Ciidamada Qaranka Soomaaliya Sidoo kale Dhul Badana Kasaaray Alshabaab.

Taliye odawaa Ayaa Saxiib Dhow la ahaa Madaxweynihi Hore ee Farmaajo.

Jen. Ibraahim Sheekh Muxiyaddiin ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, iyadoo xilkaas laga qaaday Jen, Odawaa Yuusuf Raagge oo xilkan hayay tan iyo 2019.

Ibraahim Sheekh Muxiyaddiin ayaa soo noqday Madaxii Hab Maamuuska Madaxtooyada iyo ilaalada Madaxtooyada Koofiya Casta Madaxtooyada muddo xileedkii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh.

Ad
Previous articleMarwo Makko Maxamuud oo Baarlamaanka Galmudug Hambalyo U Dirtay
Next articleQoor Qoor oo Gaaray Degmada Cadaado Soona Xiray….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here