Home Wararka Maanta Askari Kenyan ah oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray mudaaharaadyada dalka.

Askari Kenyan ah oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray mudaaharaadyada dalka.

0

Waxaa geeriyooday sarkaal ka tirsanaa booliska Kenya, kaddib markii uu dhaawac ka soo gaaray mudaaharaadyadii Khamiisti ka dhacay galbeedka dalka.

Taliyaha guud ee booliska, Japeth Koome, ayaa sheegay in Benard Oduor uu geeriyooday isagoo lagu dabiibayay qaybta daryeelka degdegga ah.

Waxaa uu sheegay in inkabdan 20 boolis ah ay soo gaareen dhaawacyo culus xili ay isku dayayeen inay kahor tagaan mudaaharaadyada mucaaradka ay ka dhigayeen magaalada Kisumu.

6 wariye ayaa sidookale ku dhaawcmay dibedbaxyadaas.

Ad
Previous articleWararkii ugu danbeeyey Dagaal Qaraar oo Ka dhacay Laasacaanood iyo Xildhibaan Ka Tirsan Puntland oo La qabtay
Next articleWAR DEG DEG AH:Ciidamo Ka Tirsan Alshabaab oo Goordhow isku Dhiibay ciidamada Darawiishta Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here