Home Wararka Somaliya Madaxweynaha Galmudug ayaa soo gaaray Muqdisho (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug ayaa soo gaaray Muqdisho (Sawiro)

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor qoor iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Goor dhaw soo gaaray Muqdisho.

Madaxweynaha waxaa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha aadan cadde ee Muqdisho Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Fedraalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Galmudug ayaana Muqdisho u yimid xal u Helida Khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo R/W Maxamed Xuseen Rooble

Ad
Previous articleTaliyaasha Ciidamada oo hadda ku shirsan Xarunta Taliska Boliiska Soomaaliya (Sawiro)
Next articleWasiirka Amniga Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu dhaariyay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here