Home galmudug Sawiro:- Madaxweyne Xaaf oo Hoygiisa Gaalkacyo ku qaabilay Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolka...

Sawiro:- Madaxweyne Xaaf oo Hoygiisa Gaalkacyo ku qaabilay Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolka Mudug

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle (Xaaf) ayaa howgiisa ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo iskugu jira xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Gobolka Mudug.

Kulan gaar ah oo ay wada qaateen wafdiga iyo Madaxweynaha ayaa waxa ay uga wada hadleen xaalada Gobolka Mudug iyaga oona ku amaanay Madaxweynaha sida buuxda oo uu uga shaqeeyay amniga Gobolka Mudug.

Sidoo kale waxa ay kawada hadleen khilaafka iyo kala qaybsanaanta ka jira Maamulka Galmudug iyo sidii loo xalin lahaa arimaha jira.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here